iSomali
Agent login


Soo wac (612) 520-7622  si aad u dhageysataan wararkii oo af Somali ah kuwaas oo
markasta isbadalaya.  Oo aan xayaysiis laheyn, Fasiixna ah.

Adigoo isticmaalaya talefankaaga soo wac numberkeena oo ah (612)-520-7622

1)        Wararkii Somali BBC - Riix 1
2)        Wararkii Somali Voice of America - Riix 2
3)        Wararkii Horseed Radio Bosaso - Riix 3
4)        Wararkii Shabelle Radio Muqdisho- Riix 4
5)        Wararkii Horyaal Radio Hargeysa- Riix 5
6)        Wacdi ama Suaalo iyo Jawaabo diini ah - Riix 6
7)        Tafsiirka quraanka kariimka – Riix 7